WAR DED DEG FAAH FAAHIN LAGA HELEY QARAX XOOGAN OO KADHACEY MUQDISHO

0
82

MUQDISHO(TEBIYENEWS)-Wararka ka imaanaya suuqa weyn ee bakaaraha ayaa sheegaya in gaari Hilux ah uu ku qarxey afaafka hore shirkada Dahabshiil ee suuqa bakaaraha.

Dad goobjoogayaal ah ayaa xaqiijinaya in qaase uu ujiro walow aan la ogeyn heerka uu gaarsiisan yahay qasaaraha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here