Ururka Somali pressure group oo fadhigiisuyahay magaalada London ayaa si diiran usoo dhoweeyey dibad baxyadii kadhacay maalintii shale magaalada mogadisho kaas oo looga soo horjeedey go’aankii wasaarada waxbarashada oo ahaa in la joojiyey imtaxaankii kadib markii ay wasaaradu sheegtey in laxadey imtaxaanka.
Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka oo dhameystiran