Urur Goboleedka IGAD oo war ka soo saartay Iska horimaayadii shalay ka dhacay Muqdisho

0
19

Urur gobolleedka IGAD ayaa cambaareeyay iska horimaadyadii maalintii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho kaddib markii ay dowladdu is hortaagtay mudaaharaad ay qorsheynayeen in ay dhigaan Midowga Mushariixinta.

War ka soo baxay Urur gobolleedka IGAD ayaa waxaa lagu sheegay in ay aad uga xun yihiin rabshadihii ka dhacay magaalada Muqdisho, isla markaana ay cambaareeynayaan.

Waxaa ay ku boorisay dhinacyada saamileyda siyaasadda Soomaaliya in ay sii wadaan geedi socodka wada hadallada xalka looga gaarayo doorashada  ka Urur ahaanna arintaa gacan ka geysan doonaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here