Tiradda dadka uu sameeyay Cudurka Corona Virus ayaa kor u dhaaftay Hal Milyan Saacadihii lasoo dhaafay.
Tiradda Dadka uu sameeyay Coronna Virus waxaa hoggaaminaya dalalka Talyaaniga, Mareykanka iyo Spain.
Tiradda dhimashada ayaa sidoo kale gaartay 50,000 halka dadka ka bogsaday ay dhan yihiin 204,000 qof.