Taliyaha Booliiska Soomaaliya Oo Ku Baaqan In Laga Wada Qeyb Qaato Dhaqan Gelinta Bandowga Caawa Muqdisho Ka Bilaabmay

0
6

Taliyaha Booliiska Soomaaliyeed, Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar), ayaa caawa ku celiyay in magaalada Muqdisho uu ka dhaqan gelayo bandow qayb ka ah xakameynta faafitaanka cudurka qatarta badan ee COVID-19.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here