SOOMAALIYA OO KENYA WARQAD CANAN AH U QORTEY

0
50

MUQDISHO(TEBIYENEWS)-Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somalia ayaa Safiirka Kenya u jooga Somalia Lucas Tumbo u gudbisay qoraal cabasho ah oo ka dhan ah Xoghayaha Joogtada Wasaaradda arrimaha dibadda Kenya oo qoraal Twitter wasaaradda la soo geliyay lagu sheegay Somaliland inay tahay dal

Qoraalka cabashada ayaa lagu sheegay inay hadalkaas u tixgelinayaan inay halis ku tahay madax banaanida, midnimada dhuleed iyo sharafka Soomaaliya, isla markaana ay Soomaaliya ay u taagan tahay deris wanaag, ixtiraam labada dhinac iyo in iskaashi dhow la yeelato deriskeeda ayna sidaas la mid ah ka rajeyneyso dowladda Kenya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here