SIR LA OGAADEY: CODAD SIR AH LAGA DUUBO LAFTAGAREEN OO LOO DIRO SHARIIF XASAN IYO WASIIRO IYO WASIIRA K/GEENO MUSHAAR KA QATA SHARIIF XASAN.

0
33

Wasiiro iyo wasiiro kuxigeeno katirsan maamulka Cabdicasiis lafta gareen oo lasheegey in sirta maamulka koonfur galbeed lawadaagaan shariif xsan sheekh adan iyo qorsha yaab leh

Wararka ka imaanaya magaalada baydhabo ayaa sheegaya in wasiiro iyo wasiira ku xigeeno katirsan maamulka madaxweynaha  koonfur galbeed mudane cabdi casiis Laftagareen, ay doonayaan in ay fashiliyaan.

Arintaan ayaa lasheegey in ay wadaan qaar kamid ah wasiiradii lasoo shaqeeyey madaxweynihii hore shariif xasan sheekh aadan iyo xildhibaano waagaas aad ugu dhowaa oo mudane lafta gareen wasiiro iyo kuxiigo u ah,.

Xog hoose oo ay heshey warbaahinta tebiye new ayaa muujineysa in maalin kasta xiriiro toos ah lasameeyaan musuuliyiintaan madaxweynahii hore ayagoona lasheegey in ay madaxweynaha kaduubaan codad si ah kadibna udiraan madaxweyne shariif xasan oo kusugun dalka dibadiisa.

Wasiirka warfaafinta, wasiirka gaadiidka, wasiir kuxigeenka Keyraatka biyaha iyo wisiiro kale ayaa lasheegaya in ay codad kaduubeen madaxweynaha maamulka koonfur galbeed mudane Cabdicasiis Xasan maxamed lafta gareen ayagoona u dira saaxiibkoodii hore madaxweyne shariif xasan sheekh aadan.

Masuuliyiintaan ayaa lasheegeyin ay mushaar gaar ah ka qaataan madaxweynahii hore mudane shariif xasan sheekh aadan waxaana muuqata in madaxweyne shariif xasan weli awood ku dhaxleeyahay dowlada koonfur galbeed.

Mudane cabdicasiis laftagareen oo lasheegey in uu yahay shaqsi degan isla markaana nabad jecel ayaa wajihi doona dagaal ba’an oo bulshada looga horkeenyo si loo fashiliyo xukuumadiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here