SIR LA HELAY: Magacyada Mas’uuliyiin Xilka Qaadis Lagu sameyn Rabo

0
18

Sida aan xog ku helnay waxaa laga yaabaa in dhawaan Shaqada laga saaro xilkana laga qaado Ilaa Lix Agaasime oo hadda shaqeeya.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Dani ayaa laga ogaaday Xubno ka ag dhaw Xogtaan iyadoo Agaasimayaal Xilal Culus haya seefta dul saaran tahay.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO MAGACYADA XUBNAHA LAGA YAABO IN XILKA LAGA QAADO 

1.Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Axmed Maxamuud Cabdalle Tigaana

2.Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Cismaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh).

3.Ku simaha Agaasimaha Puntland TV Daahir Cabdulqaadir Axmed (Daahir Aflow).

4.Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maxamed Cali Nuur (Jubba).

5. Agaasimaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare Maxamed Cali Faarax Farmayeeri.

6. Agaasimaha Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Maxamed Iiman Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here