SHIRKAD DUULIMAAD OO CAALAMI AH OO SOOMAALIYA KASHAQA BILOWDEY.

0
18

Shirkada diyaaradaha ee Qatar Airways ayaa soo gashay suuqa duullimaadka Soomaaliya waxeyna maanta billaabaysaa duullimaadkeedii ugu horreeyay ee ay Muqdisho ku tagayso.

Dowlada Qatar ayaa soomaaliya siyaasad ahaan aad ugu xiran tan iyo markii uu qarxey dagaalkii wadamada khaliijka oo soomaaliya diidey in qatar xiriirka ujarto.

Duulimaadkaan qatar ay ka bilowdey ayaa lafilayaa in uu horseedo in shirkado duulimaad caalami ahna ku soo dayan doonaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here