Shacabka Beledweyne oo u dabaaldegay maalinta koowaad ee Ciidul Fidriga

0
21

Shacabka magaalada Beledweyne ayaa maanta u dabaaldegay maalinta koowaad ee Ciidul Fidriga, waxayna salaada ku dukadeen masjidyada iyo goobaha loo barakacay.

Gudaha magaalada ayaa lagu arkayay dad aad u yar oo isugu hambalyeeynaya farxada ciida, maadama dad aad u badan aay barakaceen.

Shacabka oo aay saameeyn ku yeelatay fatahaada wabiga Shabeelle ayaa farxada la qeybsaday dadka Soomaaliyeed oo maanta aay u tahay koowaad ee Ciidul Fidriga.

Dadka magaalada Beledweyne ayaa sanadkan ku ciidaya xaalad aad u adag madaama aay ka barakaceen fatahaada wabiga, islamarkaana aay ku dhibaateeysanyihiin daafaha magaalada Beledweyne.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here