Seynisyahankii ugu sareeyey Cilmiga Nuyukaleerka Iran Mohsen Fakhrizadah oo la dilay

0
5

Mohsen Fakhrizadeh oo ah seynisyahankii ugu sareeyay barnaamijka horumarinta nukliyeerka Iran ayaa la dilay sida ay xaqiijisay wasaarada difaaca ee Iran.

Dilka ayaa ka dhacay deegaanka Absard oo u dhaw caasimadda Tehran, halkaas oo koox hubeysan ay rasaas ku fureen gaarigii u la socday.

Mohsen ayaa isbitaalka ugu geeriyooday dhaawac culus oo soo gaaray.

Wasiirka arimaha dibada Iran Mohammad Javad Zarif, ayaa dilka canbaareeyay wuxuuna ku tilmaamay fal qaranka lagu argagax galinayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here