SAWIRO: Wafdi uu hoggaaminaayo Gudoomiyaha baarlamaanka oo gaaray Baydhabo

0
10

Wafdi uu hogaaminayo guddomiyaha golaha shacabka oo isugu jira Xildhibaano labada Aqal iyo wasiiro ayaa goordhaw gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Waxaa garoonka kusoo dhaweeyay guddoomiye kuxigeenka koowaad ee golaha shacabka oo saaka gaaray iyo madaxweynaha konfur Galbeed iyo masuuliyiin kale.

Guddoonka baarlamaanka ayaa ka qeyb gali doono Munaasabad ku saabsan xuska xilligii la doortay Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo hal sano kasoo wareegtay, islamarkaana doorashadiisii uu dhiig ku daatay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here