SAWIRO: Kulan Muqdisho uga socda Guddoonka baarlamaanka iyo Madasha Xisbiyadda Qaran

0
7

Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal iyo Gud. Ku xigeenka Golaha shacabka Baarlamanka Soomaaliya C/wali Muudey ayaa xarunta Madasha Xisbiyada Qaran kulan kula leh Hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran gaar ahaan labaddii Madaxweyne ee hore ee Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud.

Kulankaan ayaa looga hadlaya Xaaladda dalka gaar ahaan doorashooyinka sidda ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiinta Madasha Xisbiyadda Qaran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here