DHUUSAMAREEB(TEBIYENEWS)-Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federalka Soomaaliya ayaa xerada qaybta 21aad ee xoogga dalka Soomaaliyeed ku booqday Ciidamo ka tirsan ahlu sunna oo lagu wareejiyey Dowladda Federaalka , kuwaa oo maanta loo bilaabayo Hab-raaca ay kaga midnoqonayaan Ciidanka Qalabka sida ee Qaranka.