Raisul wasaaraha Cusub oo Muqdisho kulamo kabilaabey

0
24

Raisul wasaaraha Cusubb ee Soomaaliya ayaa lasheegey in uu bilaabey kulamo gooni gooni ah kuwaas oo ugu gol leeyahay in uu ku kasbado kalsooni Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo lasheegey in ay u xanqaltaagayaan badankooda in ay qeyb kanoqodaan Xukuumada uu soo dhisi doono Wasiirkan 1aad.
madaxweyne Farmaajo ayaa lasheegey in uusan diyaar u aheyn in xildhibaanada cod uweydiiyo Raisul wasaarihiisa cusub maadaama xilkoodu sii dhamaanayo.
Eng Rooble ayaa lasheegey in durba uu bilaabaey tijaaabinka kartidiisa isagoona hada olole alaaran ugu jira sidii loo ansixin lahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here