QAREENADII BADA SOOMAALIYA DIAACAYEY OO KALA KALA TAGAY

0
12

War hoose oo laga helaayo qareenadii Difaacayey Badda Soomaaliya ayaa muujinaya in aysan ka qeyb qaadan doonin kiiska badda oo dhoor jeer baaqdey.

Ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in qareenada qaarkood ay sheegeen in ay iska casilayaan kiiskan ayagoo ku marmarsiyoodey in ay shaqo kawanaagsan heleen.

Dowlada Kenya ayaa bilowdey kala dilka madaxda soomaliyeed iyo weliba in qarash badan u balan qaadey qareenada difaacaya Badda soomliya si kiiska badda uga baxaan.

Xaalada Badda Soomaaliya ayaa umuuqata mid madaxda hada jirta ay ku bedelan doonaan kursi siyaasadeed sida muuqata.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here