QARAX GAARI LOO ADEEGSADEY OO LAGU WEERAREY XARUUNTA DEGMADA WARTA NABADA EE MAGAALADA MOGADISHO

0
47

Warar hor dhac ayaa kasoo baxaya qarax xoogan oo kadhacey xaruunta degmada warta nabada ee malaagada mogadisho, qaraxan ayaa lagu soo waramayaa in uu geestey gaari lagu soo buuxiyey waxyaabaha qarxa.

Waxaa lagu soo warmayaa in qasaare dhimasho iyo dhaawac jiro,  hayeeshee lama oga ilaa iyo hada tirada rasmiga ah ee kuwax yeelowdey qarax.

Gaariga qarxey ayaa lagu sheegey in uu ahaa nooca raaxada, waxana lasheegey in ilaa saaka lagu arkeyey afaafka hore ee degmada warta Nabada sida ay sheegeen goobjoogayaal degan halkaasi, qaraxan ayaa kusoo beegmaya xili magaalada mogadisho ay kasocodaan dibad baxyo waaweyn oo looga soo horjeedo go’aankii wasaarada waxbarashada ay ku joojisey imtaxaanaadkii lasoogaley

Wixii xaalada kusoo kordha isha ku haaye warsidaha tebiyenews.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here