Dowlad-goboleedka Puntland oo Dowladda Federaalka uga digtay faragelinta arrimaha doorashada Jubbaland
Dowlad-goboleedka Puntland ayaa Dowladda Federaalka uga digtay faragelinta doorashada Jubbaland, waxayna sheegtay shacabka Jubbaland iyo Galmudug uu xaq dastuuri ah u baneynayo in ay qabsadaan doorasho.