Puntland oo ka digtay in madaxda dowladda federaalka rabitaankooda ku saleeyaan sharuucda dalka

0
5

Puntland ayaa ka digtay in shuruucda wadanka lagu saleeyo damac-gaar ah iyo rabitaanka madaxda dalka iyadoo loo marayo habraacyo aan waafaqsanayn dastuurka ku-meel gaarka ah, laguna dhiirranayo been-abuur iyo isdaba-marin.

Puntland ayaa cuskatay sida ku cad warqadda Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maalintii shalay sheegay in wax ka bedel lagu sameeyay afar xeer oo ku saabsanaa dhameystirka sharciyada doorashooyinka.

Halkan hoose ka akhriso warsaxaafadeedka Puntland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here