Wararka Ka Imaanaya Koonfur Afrika Ayaa Sheegaya In Madaxweynaha Soomaliya Codsigiisa Ahaa In Uu Xafalda Ka Qeyb Galo La Caqbaley Kadib Markii Ay Fadhiisteen Guddiga Qaban Qaabada Xaflada. Madaxweynaha Soomaaliya Ayaan Kamid Noqon Madaxdii Sida Rasmiga Aheed Loogu Casuumey Walow Hada Loo Ogolaadey In Uu Kmdi Noqodo Madaxda Kasoo Qeyb Galeysa Caleema Saarka Madaxweynaha Koonfur Afrika Cyril Ramaphosa.