Olole aan Xamar laga dareemin ayaa Nairobi laga dareemey

0
2

Hotelada iyo Goobaha Soomalidu ku badan tahay ee malagaalada Nairobi ayaa laga dareemayaa guux siyaasadeed oo umuuqda mid campaign.
Siyaasiin iyo mazuuliyiin kusug magaalada Nairobi ayaa wada kulamo gooni gooni ah oo ay ugu xanqal taagayaan sidii loolan adag ugu wajihi lahaayeen madaxweynaha xilka haye.
siyaasiyiinta ayaa lasheegey in ay kulamo laqaadanayaan safaaradaha dalalka reer galbeedka ee kuyaala dalka kenya.
siyaasiyiinta ugu cad cad ololaha doorashada ayaa lasheegey in ay kamid yihiin siyaasiyiin hore oo xilal kala duwan kasoo qabtey dalka.

hotelada kuyaalada Xaafada soomaalidu degto ee Islii ayaa lasheegey in ay buux dhaafiyeen siyaasyiin iyo qaar kamid ah madaxda maamul goboleedyada dalka kajira.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here