NISA OO SOO BANDHIGTEY SARKAAL KASOO BAXSADEY ALSHABAAB

0
19

MUQDISHO(TEBIYENEWS)-Hay’ada Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka soomaaliya ayaa soo bandhigtey sarkaal sare oo katirsanaa alshbaab.

Muqtaar maxmed oo loo yaqaano muqtaar Geney ayaa lasheegey in uu isku soo dhiibey dowlaada soomaaliya isagoona loo fududeeyey qaabkii uu usoo baxsan lahaa.

Sargaalkaan ayaa hada kusugan xaruunta Nabad sugidda soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here