NEW YORK(TEBIYENEWS)-XOG XASAASI AH QARAMADA MIDOOBEY OO KATASHANAYA SIDII SOOMAALIYA KAYEELI LAHAAYEEN.

0
3376

Xoghaya Guud ee Qaramada midoobey Antonio Guterres oo weerer dublamaasiyeed ku qaadey xukuumada soomaaliya isagoona sheegey in ay guul dareystey dowlada hada soomaaliya kajirta

Antonio Guterres oo warbixin jeedinayay ayaa ku nuux nuux sadey in dowlada soomaaliya ay ku fashilantey dhinacyo badan sida amaank, siyaasada iyo dib u heshiisiinta isagoona sheegey in wax xoogaa horumar laga gaarey dhisada hay’adaha dowlaiga ah.

Balse Xogahaya ayaa sheegey in bishii Maarso 77 qarax kadhaceen magaalada dalka waa hal bil oo keliya, Xogayaha ayaa amniga hada soomaliya kajira barbar dhigey kii 2016 xiigii kala guurka eheed.

Arintaan ayaa u muuqata in dowlada soomaliya qarka usaasarantahay in kumeel gaar lageliyo.

Xoghayaha ayaa dowlada farmaajo ku eedeeyey wada shaqeyn la’aan iyo awood maroorsi ayadoo dalku uu yahay mid federal ah.

Si kastaba ha ahaatee dowlada farmaajo ayaa u muuqata mid beentii ay wadey laga daba tagay adoona xusid mudan tahay in ay soo celisey qabayaaladii soomaliya bur burisey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here