Madaxweynaha dalka kenya uhuuru kenta ayaa caawa la afurey muslimiinta dalkan kenya.
Madaxweynaha ayaa Jamia Mosque oo kuyaalaha bartamaha magaalada Nairobi salaadij maqrib soo gaarey wuxuuna halkaasi kula afurey muslimiinta kusoo dukatey masjidka.
Afurka kadib ayaa madaxweynaha wuxuu lahadley muslimiinta wuxuuna sheegey in dalka loosiman yahay.
Maamulka Jamia Mosque ayaa ugu danbeen gudoonsiiyey madaxweynaha mus-haf qur’aanka kariinka.





