NAIROBI(TEBIYNEWS)-MADAXWEYNE LAFTAGAREEN OO GAAREY ADIS-ABABA ETHIOPIA IYO SAFIIRKA SOOMALIYA OO SIDIIRAN USOO DHOWEEYEY.

0
30

Madaxweynaha dowlad goboleedka soomaaliyeed KGS mudane Laftagereen ayaa lagu soo waramayaa in maanta uu gaarey caasimada dalka Ethiopia ee Adis-ababa.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa gaarey halkaasi gelinkii danbe ee maanta waxaana garoonka kusoo dhoweeyey  safiirka safaarada soomaliya ufadhiya dalkaasi Ethiopia iyo qunsulkiisa.

Madaxweynaha ayaa lasheegey in uu halkaasi howlo shaqo ujoogi doono labo laamood.

Waa markii ugu horeysey tan iyo markii uu lawareegey xafiiska madaxweynaha koonfur galbeed kutago dalkaasi Ethiopia waxaana lafilayaa in arimaha amaanka koonfur galbeed iyo howlgalo looga xoreynayo kooxda alshbaab deegaanadaasi isla gaari doonaan. yey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here