NAIROBI(TEBIYENWS)-KENYA OO HUBISEY KIISKI EBOLA LOOGA SHALISANAA.

0
22

Wasaarada caafimaadka Dalkan Kenya ayaa sheegtey in aysan jirin shaki laga qabo in dalka Kenya soo gaarey cudurka Ebola.

Balse wasaarada ayaa sheegtey in ay ka wal walsantahay cudurka Ebola maadam wadada Uganda iyo Congo ay latacaalayaan cudurkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here