NAIROBI(TEBIYENS)-BBC-DA OO WARBIXIN CAJIIB AH KADIYAARISEY KULANKII AMISOM IYO MADAXWEYNE MADOOBE.

0
25

Laanta afka soomaaliga ee bbc-da oo ah warbaahin caalami ah ayaa warbixin ay ugu magac dartey “madaxweynaha jubaland wuxuu lakulmayaa cadaadis”.

Bbcda oo falanqeyn iyo xogo hoose heshey ayaa sheegtey in madaxweynaha ,maamulka jubaland uu cadaadis kala kulmaayo midowga afrika waxaana ay sheegtey in shirka jaraa’iid ay qabteen madaxweynaha iyo Madeira uu ahaa mid axmed madoobe dalbadey.

Midowga afrika ayaa Axmed Madobe ugu digey in uu carqaladeeyo doorashada, waxaana lasheegey in uu isgana shuruud adag kuxirey lashaqeynta midowga afrika isagoo sheegey in ciidamada midowga afrika aysan ku dhex milmin siyaasadaha isdiidan ee soomaaliya.

Midowga afrika ayaa ogolaadey in amaanka doorashada gacanta ku haayaan ciidamada amaanka maamulka jubaland walow arintaas aan la’aogeen sida ay sura gal ku tahay.

Dowlad soomaaliya ayaa dadaal dheer ugu jirta qaabkii doorashada jubaland looga hor istaagi lahaa madaxweynaha xilka haaya ee jubaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here