NAIROBI(TEBIYENEWS)-XOG YAAB LEH: DOWLADA KENYA OO CASUUNTEY MADAXWEYNIYAASHA GALMUDUG,JUBALAND, PUNTLAND IYO HIRSHABELLE.

0
103

Madaxweynaha dalkan kenya Uhuuru Kenyatta ayaa lasheegey in uu casuumaad ufidiyey madaxda dowlad Goboleedyada dalka soomaaliya.

Wafdi uu hogaaminaayo madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa gabal dhicii caawa soo gaarey magaalada tan Nairobi.

Sidoo kale madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland ayaa lafilayaa in ay soo gaaraan dalkan Kenya halka madaxweynaha Hirshabeelle lagu soo waramaayo in uu ku sugan yahay magaalada mambaasa dalkan kenya waxaana laga yaabaa in uu kasoo qeyb galo casuumaada madaxdan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here