Waxaa qadar daqiiqado kahor howshooda caadi usoo laabatey xawaaladaha soomaalida Kenya kaib barqadii maanto oo laxirey.
Ciidamada Kenya ayaa barqadii maanta isku gaadaamey dhismayaashada kuyaalada xawaaladaha soomaalida dalka Kenya iyagoona joojiyey dhamaan howlihii kasocodey halkaasi.
Baaritaanka oo goordhow soo gaba gabogabobey ayaa waxaa lagu bartilmaameed sanayey xaruumaha ganacsi ee soomalida degta Kenya.
Arinta ayaa imaaneysa xilli habeenkii haley ahaa airpotka joma Kenyatta ay sedeen masuuliyiin soomaaliyeed oo loodiidey in baasabooradooda loosaaro visaha on arrival ka ayagoona qaarkood lasheegey in ay lasoo baxeen baasabooro ajanabi ah sidaasna looga ogolaadey in ay gudha u gaaan Kenya halka kuwa ku adkeysteyna dib loogu soo celiyey soomaaliya.