NAIROBI(TEBIYENEWS)-XASAN CALI KHEYRE OO LASHEEGEY IN HESHIIS HOOSE LAGAAREY DOWLADA KENYA.

0
35

Ilo lagu kalnsoonaan karo oo kusugan magaalda tan Nairobi ayaa sheegaya in Ra’isul wasaaraha xukuumada Somaliya mudane Xasan cali Kheyre Heshiis hoose lagaarey dowlada Kenya.

Xogta ayaa sheegeysa in mudane Xasan Cali Kheyre uu iska beri yeeley, kiiskii maxkamada iyo muranka dowlada Kenya waxaana lasheegey in uu qabo isaga wax waliba in lagu xaliyo is fahan iyo deris wanaag.

Dowlada Kenya ayaa lasheegey in ay aqbashey arintaas balse sheegtey in aysan joojin doonin dadaal keeda ugu jirto in ay cadaadiso madaxweynaha soomaaliya oo ay ku eedeeysey in uu uga baxay heshiisyo dhowr ah oo ay wada gaareen.

Warka ayaa intaa ku daraya in Kenya u ogolaatey in Xasan Cali  Keyre hantidiisa uu dhigankaro Bangiyada dalkaasi isla markaasna si gaar ah ula shaqeyn doonaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here