NAIROBI(TEBIYENEWS)-WASIIR OSMAN LIBAX OO XAALADIISA CAAFIMAAD LAGA DEYRINAAYO.

0
38

Sida laga soo xigtey qaar kamid ah Xoghayta wasiir kuxigeenka wasaarada tamarta iyo Biyaha Osmaan Libaax waxaa lagu soo waramayaa in wasiirka ladhigey Hospital Kuyaala magaalada Niarbi kadib markii lasheegey in caabuq sameeyey dhaawayo kasoo gaarey dhanka xabadka xilli uu shil gaari ku galey magaalada Muqdisho todobaad kahor.

Wasiirka ayaa lasheegey in seddex laf oo kamod ah feeriisa ay jabniin tarar ah sameeyeen.

Wasiirka ayaa lasheegey in uu fiicnaa maalma kahor hase yeeshee waxaa maalinkii shaley lasheegey in loola cararey Hospital kuyaala magaalada Nairobi kadib markii kasii dartey xaaladiisa caafimaad waxii kusoo kordha dib ayaan kugusoo gudbin doonaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here