NAIROBI(TEBIYENEWS)-WAR DEG DEG AH: MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO DALKA DIB UGU SOO LAABTEY.

0
16

Madaxweynaha soomaaliya mudane maxamed cabdulaahi farmaajo oo maalmahan ku sugnaa dalka koonfur afrika ayaa galabta dib uga soo laabtey kadib markii uu kasoo qeyb galey munaasabada caleema saarka madaxweynaha cusub ee dalka koonfur afrika.

Madaxweynaha soomaliya ayaa intuu halkaasi kusugnaa lasheegey in uu lakulmey jaaliyada soomaaliyeed ee kudhaqan dalkaasi.

Madaxweynaha ayaa lafilayaa 29ka bishan in uu u safro dalkaasi sacuudiga oo ka furmi doona shirka wadamada islaamka kaas oo kadhici doona magalada barakeysan ee makka almukarama. mal s0r�)�x�

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here