NAIROBI(TEBIYENEWS)-WAR DEG DEG AH: MADAXDA MAAMUL GOBEEDYADA DALKA OO NAIROBI SHIR XASAASI AH KU LEH.

0
44

Waxaa goordhoweed furmey shir ay isugu yimaadeen madaxda dowlad goboleedyada Jubaland, Puntland iyo Galmudug.

Shirkaan ayaa hada abaabulkiisa socoda waxaana lagu soo waramayaa in madaxda dooneyso in ay wada qaataan go’aan kadhan ah dowlada federalka soomaaliya.

Wixii kusoo kordha goordhow ayaan idin soo gudbin doonaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here