NAIROBI(TEBIYENEWS)-WAR DEG DEG AH: KENYA OO MAMNUUCDEY ALAABTA SOOMAALIYA KATIMAADA.

0
33

War qoraal ah soo ay saartey laanta socodaalka ee dalkan kenya ayaa lagu mamnuucey in lasoo geliya alaab aan lasocon dadkii iska lahaa waxaana qoraalka lagu sheegey in lala wereegi doono alaabta aan qofka iska leh lasocon.

Go’aankaan ayaa lasheegey in uu quseeyo rakaabka kayimaada dalkaasi soomaaliya.

Dowlada kenya ayaa maalinba maalinta kadanbeysa bilowdey in ay amaro hor leh kusoo rogto socodaalka dalka soomaaliya waxaana arintaan sii xumeyn kartaa xiriirka labada dal oo meel xun maraya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here