NAIROBI(TEBIYENEWS)- SIYAASAD XUMADA FARMAAJO QURBAJOOG IYO QARAN JOOBA WEY SAMEYSEY.

0
29

Madaxda dowlada ayaa lagu eedeeyaa in shacabka soomaaliyeed ee taagta daran awoodeeda ku tijaabiso balse aanu siyaasad iyo difaac midna u haynin qaranimada soomaaliya.

Madaxweyne famaajo ayaa lagu wadaa in uu dhowaan dalka Ethiopia aado si arintaan soo korotey abiya Axmed Ugu bandhigo kadibna loo geeyo Kenya

Madaxweyne farmaao ayaa si siman udhibaateyay qurba joogta soomalyeed iyo qaran joogaba, aqooyanahada soomaaliyeed ayaa qaba arinta hadii ay sidaan kusii socoto soomaaliya hornimadeeda in ay  Qatar gali doonta.

Faramaajo intii ladoortey ayaa waxaa uu ka badin waayey burburinta maamulada dalka kajira iyo beegsiga beelo gaar ah isagoo awood qeybsigii soomaaliya ku taxey beeshiisa iyo kuwa aan qaadi Karin xil oo beelaha kale kasoo jeeda.

Madaxweyne xaafa ayaa sheegey in soomaliya 2000 faynuus loo shidey taa oo sheegey in marba marka kasii danbeysa sii holceysey balse madaxweyne farmaajo ayuu sheegey in uu sii daminaayo iftiinkaas.

Si kastaba ha ahaatee soomaliya ayaa markale jahwereer siyaasadeed gashey, ciidanka qaranka uu ku faano madaxweyne farmaajo waa Ethiopia, wuxxuna u adeegsadaa muwaadiniinta soomaaliyeed.

Arintaa oo dadka soomaaliyeed soo xasuusineysa gumeystihii dalka soomarey madaxdii soomaliyeed lashaqeen jirtey iyo sida ay tifitif ugu hayeen.

Soomaaliya waa qaran jira waana jiri doontaa

Waxaa qorey: Wiil Qaran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here