NAIROBI(TEBIYENEWS)-RA’ISUL WASAARAHA SOOMAALIYA OO NOQDEY HOGAAMIYE KA SHACABIYAD BADAN MADAXWEYNE FARMAAJO.

0
29

Tan iyo markii xilka loo magacaabey Ra’isul wasaaraha dalka soomaaliya mudane Xasan Cali kheyre ayaa waxaa soo if baxaayey wax qabad iyo howl karnimo ka badan tii lagu yaqiiney madaxweynaha soomaaliya oo mar soo noqodey Raisul wasaare.

Xasan cali kheyre oo ahaa shacsi aan si weyn loogu aqoonin siyaasad ayaa mar qura hogaanka dalka la wareegey isagoona siyaasada soomaaloya kusoo kordhiyey farsamooyin cusub oo hore laagu aqoon siyaasada soomaaliya.

Hogaamiyahan oo lagu tilmaamo mid go’aan qaadashadiisu adagtahay ayaa lasheegey in uu hada noqodey masuulka ugu shacabiyada badan.

Waxaana lagu xasuusan doonaa fursada uu siiyey dhalin yarada soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here