NAIROBI(TEBIYENEWS)-QM AYAA WARBIXIN KASOO SAARTEY QAXOOTIGA SII KORDHAYA.

0
9

QM midoobey ayaa sheegtey in sanadankii lasoo dhaafey ay dalkooda ka qaxeen dad kor udhaafaya Todobaatan milyan oo qof kuwaas oo siyaabo kala duwan u qaxey.

Hay’ada u qaabilsan QM midoobey dhanka Qaxootiga ee UNHCR ayaa shaacisey warbixintan.

Arintaan ayaa muujineysa heerka dunida ay ka mareyso xaquuqul aadaha ayadoo dadka dunida maanta latacaalayaan dhibaatooyin kala duwan.

Qaxa ugubadan ayaa kadhacey qaaradahaAfrica Iyo Asia.

Hay’ada ayaa walaac kamuukisey in qarnigan lajoogo ay qaxaan dad yow gaaraya tiradan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here