NAIROBI(TEBIYENEWS)-MID KAMID AH EHELADA MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO LACAG FARA BADAN LAGU QABTEY.

0
37

Wargeyska ugu afka dheer dalka Kenya ayaa ku waramaya in boors ama shandad kujirta 1.7 malyan oo dollar lagu qabtey Gegida diyuuradaha caalamiga ah ee Jomo Kenyatta.

Lacagtaan ayaa lasheegey in uu sidey sargaal katirsan ciidanka sirdoonka soomaaliya, waxaana la qabtey xilli uu rabey uu galo magaalada Nairobi maalintii isniint.

Wargeyska the Star ayaa sheegey in sargaalkaan ay ehel yihiin madaxweynaha soomaaliya, waxaana wel la ogeen lacagta tiradaas leh halka uu ka keeney sargaalkan. Arintani wayaa waxey fadeexad weyn kunoqoneysaa madaxweynaha soomaaliya oo inta badan sheegay in uu ladagaalamo musuqmaasuqa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here