NAIROBI(TEBIYENEWS)-MAXAA KAJIRA IN DOWLAD GOBOLEEDYADA AY DOORAN RABAAN MADAXWEYNE CUSUB.

0
23

Warar hoose oo ay heshey warbaahinta xogta daahsoon ee Tebiyenews ayaa sheegaya in dowlad goboleedyada dalka qaar kamid ah doonayaan in ay doortaan madaxweyne kumeel gaar ah kaas oo la macaamili doona sida ay sheegeen bessha caalamka.

Xogta ayaa intaa ku dareysa in madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni loo dooran doono hogaamiyaha afar maamul goboleed(Jubaland,Puntland, Galmudug iyo Hirshabeelle).

Arintaan ayey ku sababeeyeen madaxda maamulada mid ay ku bed baadinayaan in markale dalku u gacan galo keliyi teliye.

Dowlada uu hogaamiyo madaxweyne farmaajo ayaa lagu tilmaama tii ugu shacabiyada badneed ee soomarta dalka burburkii kadib.

Waxaase lasheegey in ay ku adkaatey in ay dalku si nabad ah ku hogaamiso ayna kashaqeyso hanaan nabadeed oo dadku isku aamini karaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here