Madaxweynaha dalka mareykanka Donald Trump ayaa Joojiyey amar uu bixiyey markii horey.
Wargeyska Newyork Time ayaa sheegey ayaa sheegey in diyaarada dagaalka ay ahawada galeen si ay duqeymo ugu geestaan dalka Iran.
Madaxweynaha mareykanka Donald Trump ayaa lasheegey saacadihii ugu danbeeyey in uu kalaabtey amarna ku bixiyey in ay dib usoo laabataan diyaaradaha dagaalka ee hawada ku jira.
Lama oga sababta rasmiga ah ee kadanbeesa in uu kalaabto go’aankiisa hase yeesheen mr. TRUMP ayaa si lama filaan ah kalaabtey amar uu bixyey.