NAIROBI(TEBIYENEWS)-MAR RUN BAA IN ALSHABAAB SIRDOONKOODA AY ADEEG SADAAN RUUXAAN IYO JIN.

0
247

Haweyne ka tirsan BBC laanta afka ingiriiska ayaa ka warantey sirdoonka alshabaab.

Mary Harper oo ah wariye katirsan BBC-da ayaa waxaa ay kahadashey waxaa ay lakuantey xilli ay kusugneed soomaaliya. waxaana si faah faahsan uga hadashey waxyaalihii ugula yaabka badnaa intii ay joogtey magaalada baydhabo.

Haweynedaan ayaa sheegtey in sirdoonka alshabaab ay sidii jinka ushaqeeyaan ayadoona tibaaxdey in ay lasoo xiriirayeen mar waliba una shegayeen meelahaa ay marayso.

Sirdoonka alshaab ayey sheegtey in ay yihiin sida ruuxaanta oo kale xoogna ay kuleeyihiin soomaaliya weli.

Qaramada midoobey ayaa waxaa ay ladagaalameysaa alshabaab mudo 12 sano waxaana weli muuqata in ay xoog badan yihiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here