Madaxweynaha cusub ee maamulka KGS mudane Cabdicesiis Xasan Maxamed ayaa maanta dib ugu soo laabtey dalka kadib nudo uu ku sugunaa magaalada barakeysan ee makka almukarrama.
Madaxweynaha ayaa markuu Baydhabo soo gaarey saxaafada usheegey in ladili doono askarigii qof shacab ah dila.
Arintaan ayaa imaaneysa xili lasheegey in ay kusoo bateen magaalada baydho waxaana arintaan yareyneysaa xadgudub yada askarta ay ugeestaan shacabka.