Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaahambaya u direy umada islaamka guud ahaan gaar ahaan shacabka Juabaland.
Waa maamulkii ugu horeeyey ee kudhawaaqa in ay beri ciid tahay, waxaana saacad kahor dalkan Kenya loogu dhawaaqey beri in ay ciid tahay.
Waxaana lafilayaa in madaxda dalka ugu sareysa kusoo biiri doonaan hambaliyada ciida soon fur.