NAIROBI(TEBIYENEWS)-MAALINTA BERI OO KENYA LAGU CIIDI DOONO HALKA SOOMAALIYA WELI AANU KUDHAWAAQIN IN AY CIID TAHAY IYO IN KALE.

0
18

BBC-da laanteeda afka soomaaliga oo soo xiganaysa sheekha caalimka ah, ee soomaaliyeed Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa sheegtey in maalinta beri ciid tahay waxaana lafilayaa in soomaaliyana kusoo biiri doonto dalalka islaamka ee maalinta beri ciideysan doona.

Dalka sacuudiga ayaa lasheegey in lagu arkey magaalada taimer, dowladaha kale waxaa kamid ah kuweyd Qatar iyo iraaq.

wixii faahfaahin ah dib ayaan idin kasoo gud bin doonaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here