NAIROBI(TEBIYENEWS)-KENYA OO QAADEY TALAABO DF LAGU GO’DOOMINAYO DOWLAD GOBOLEEDYADA MUCAARADKANA LAGU NAAS NUUJINAAYO.

0
21

Waxaa caawa ku hooyanaya Joma Kenyata airport Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug iyo wafdi uu hogaaminaayo kadib markii dowlada kenya u diidey in ay gudaha ugalaan magaalada Nairobi.

Warbaahinta xogta daahsoon ee Tebiyenes ayaa ogaatey sababta masuulkaan loo xiyirey.

Xubno katirsan wafdiga guddoomiyaha baarlamaanka galmudug ayaa noo xaqiijiyey in dowlada kenya ay ku eedeyneyso in Guddoomiyaha baaramaanka cali gacal taageero gaar u yahay maxaweyne farmaajo.

Safarka guddoonka ayaa lasheegey in uu ku weheliyo madaxweyne ku xigeenka galmudug mr. Camey.

Doada kenya ayaa wado caadis xoogan oo dowada federalka iyo taageerayaasheeda duldhigeyso waxaana muuqata in khilaafka labada dowladood meeshii ugu sareysey gaarey tan iyo inta la ogyahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here