NAIROBI(TEBIYENEWS)-HAY’ADA BOOLISKA ADUUNKA OO KUSOO BIIREY BAARITAANKA G/DHEXE SEED.

0
23

Hay’ada caalamiga ah ee aduunka oo loo yaqaano Interpol ayaa lasheegey in ay codsatey in ay ka qeyb gasho baaritaan kusaabsan geeridii marxuum G/dhexe Seed oo kamid ahaa ciidanka booliska soomaaliya.

Hay’adan oo ay ku mideysan yihiin ilaa iyo 192 dal ayaa lasheegayaa in ay dalbatey in kiiska marxuumka qeyb ka noqoto baaristiisa.

Waxaana ehelada marxuumka ladiley meesha kasaareen in uu isaga isdiley.

Soomaaliya ayaa xubinka ah booliska aduunka taas ayaana u fududeen doonta in booliska aduunka ay si hufan uga qeyb qaataan geerida muranaka dhalisey ee marxuum Seed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here