NAIROBI(TEBIYENEWS)-HAWEENEY XILDHIBAANAD AH OO JIRDIL LOO GEYSTEY.

0
30

Fudumo geedi oo ah haweeney xildhibaanad ah oo laga soo doorto wajer ayaa maanta lagu jirdiley afaafka hore ee baarlmaanka dalkan kenya.

Rashiid Qaasim oo ah xildhibaan isagana lagu soo doorto wajeer ayaa lasheegey in uu u gacan qaadey kadid markii lasheegey in ay isku maan dhaafeen miisaaniyad looga tala galey wajeer oo ay si qaldan u.maamushey.

Xildhibaanada ayaa lasheegey in ay kamid tahay guddiga maaliyada baarlamaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here