Wareysi uu siiyey bbc-da laanteeda afka soomaaliga ayuu kaga Hadley khilaafka udhaxeeya soomaliya iyo kheynya.
Aadan Bare ducaale oo ah, Guddoomiya aqlabiyada baarlamaanka Kenya ayaa ka Hadley xiriirka sii xumaanaya ee udhaxeeya labada dal.
Mr. Ducaale ayaa sheegey in uu yahay muwaadin kenyaan ah isla markaana mowqifkiisu yahay kan Kenya balse uu doonaayo in wada hadal lagu xaliyo khilaafka labada dal.