Sargaalkan oo lagu magacaabo cabdullahi Kulane ayaa lasheegey in lagu qabtey lacag gaareysa 1,500,000 dollar xili lasheegey in uu kugnaa airport caalamiga ah ee joma keyanta, ayaa waxaa ciidanka sirdoonka Kenya kashakiyeen boorsoonyin uu watey masuulkaan, kadibna ay ciidanka ka heleen aduun lacageed oo gaaraya 1,500,000 dollar.
Lama oga lacagta waxaa loowadey iyo cida iska laheed balse ciidanka ilaalada airport joma keyata ayaa baahiyeyey in ay gacanta ku haayaan sargaalkaan.