Maalmihii lasoo dhaafey waxaa magaalada tan Nairobi kusugnaa wafdi kasocdey maamulka soomaaliland kaas oo lasheegey in casuumaad rasmi ah u fidisey dowlada Kenya .
Wafdigan oo ay kakoobnaayeen xisbiyada kajira soomaaliland ayaa lasheegey in ay kulamo hoose iyo kuwo rasmiba laqaateen safaaradaha dowlada reer yurub iyo waliba wakiilada midowga afrika.
Kulamadan ayaa waxaa hogaaminayey dowlada Kenya ayadoona lasheegey in ay ol ole xoogan ugu jirto sidii Somaliland loo aqoonsan lahaa.
Kenya ayaa dowlada soomaaliya dooneysa in ay cadaadiso ayadoona bilahan danbe ilowdey derisnimadii soomaaliya.